1 Timoteyos 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin sababtaas daraaddeed waa la ii naxariistay in, anigoo ah kan ugu daran, Ciise Masiix iga muujiyo dulqaadashadiisa oo dhan, inaan masaal u noqdo kuwa hadda dabadeed isaga rumaysan doona inay nolol weligeed ah helaan.

1 Timoteyos 1

1 Timoteyos 1:7-19