1 Timoteyos 1:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorka daa'imiska ah, oo aan dhiman karin, oo aan la arki karin, oo ah Ilaaha keligiis ah, maamuus iyo ammaanu ha u ahaadeen weligiis iyo weligiis. Aamiin.

1 Timoteyos 1

1 Timoteyos 1:16-20