1 Timoteyos 1:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hadalkanu waa run, waana mid istaahila in la wada aqbalo, in Ciise Masiix dunida u yimid inuu badbaadiyo dembilayaasha anoo ah kan ugu daran.

1 Timoteyos 1

1 Timoteyos 1:6-17