1 Korintos 7:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nin uun hadduu u maleeyo inuu wax aan toosnayn ku falayo xagga bikraddiisa, hadday wakhtigii dhallinyaronimadeedii dhaafto oo sidaas loo baahnaado, ha sameeyo wuxuu dooni lahaa. Dembaabi maayo ee ha guursadeen.

1 Korintos 7

1 Korintos 7:34-40