1 Korintos 7:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tan waxaan idinku leeyahay waxtarkiinna aawadii ee ma aha inaan qool idin geliyo, laakiin in waxa roon la arko iyo inaad Rabbiga u adeegtaan kalajeedsadla'aan.

1 Korintos 7

1 Korintos 7:29-38