1 Korintos 7:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii qalbigiisa ka adkaysta, isagoo aan la qasbin, laakiin nafsaddiisa u taliya, uuna qalbigiisa ka goostay inuu bikraddiisa iska sii hayo, si wanaagsan buu falaa.

1 Korintos 7

1 Korintos 7:31-40