Yooxanaa 6:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ha u shaqaynina cuntada hallaabaysa, laakiin u shaqeeya cuntada sii jiraysa ilaa nolosha weligeed ah ee Wiilka Aadanahu idin siin doono, waayo, isaga Aabbaha Ilaaha ah ayaa caddeeyey.

Yooxanaa 6

Yooxanaa 6:17-29