Yooxanaa 6:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Iima doondoontaan calaamooyinkii aad aragteen aawadood ee waa kibistii aad cunteen oo aad ka dheregteen aawadeed.

Yooxanaa 6

Yooxanaa 6:16-35