Yooxanaa 5:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, malaa'igta Rabbiga ayaa marmar warta ku soo degi jirtay oo biyaha qasi jirtay; oo kii ugu hor galay biyihii markii la qasay dabadeed wuu ka bogsaday cudur kastuu qabay.

Yooxanaa 5

Yooxanaa 5:1-10