Yooxanaa 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meelahaas waxaa jiifay dad badan oo buka oo indha la' oo laxaad la' oo curyaan ah. Waxay sugayeen biyuhu inay dhaqaaqaan.

Yooxanaa 5

Yooxanaa 5:1-6