Yooxanaa 5:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aabbihii i soo dirayna waa ii marag furay. Idinkuna codkiisa ma maqlin goornaba, mana aydnaan arkin muuqiisa.

Yooxanaa 5

Yooxanaa 5:28-38