Yooxanaa 5:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin maraggaan leeyahay waa ka weyn yahay kii Yooxanaa, waayo, shuqullada Aabbuhu i siiyey inaan dhammeeyo waa kuwaan hadda samaynayo, wayna ii marag furayaan in Aabbuhu i soo diray.

Yooxanaa 5

Yooxanaa 5:29-43