Yooxanaa 4:53 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa aabbuhu gartay inay saacaddaas ahayd saacaddii Ciise ku yidhi, Wiilkaagii waa nool yahay. Markaasaa isagii qudhiisu rumaystay iyo kuwii gurigiisii joogay oo dhan.

Yooxanaa 4

Yooxanaa 4:51-54