Yooxanaa 4:52 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu iyagii weyddiiyey saacadduu ladnaaday. Waxay ku yidhaahdeen, Shalayto saacaddii toddobaad ayaa qandhadii daysay.

Yooxanaa 4

Yooxanaa 4:44-54