Yooxanaa 3:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yooxanaana wuxuu dad ku baabtiisayay Caynoon oo ku dhow Saalim, waayo, meeshaasu waxay lahayd biyo badan, iyaguna way yimaadeen, waana la baabtiisay.

Yooxanaa 3

Yooxanaa 3:14-32