Yooxanaa 3:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaas dabadeed Ciise iyo xertiisii waxay yimaadeen dalka Yahuudiya, oo meeshaas ayuu iyaga la joogay oo dad ku baabtiisay.

Yooxanaa 3

Yooxanaa 3:15-23