Yooxanaa 21:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin xertii kale waxay ku yimaadeen sixiimadda yar (waayo, kama ay fogayn dhulka, laakiin waxay u jireen qiyaastii laba boqol oo dhudhun), waxayna jiidayeen shabaggii kalluunka.

Yooxanaa 21

Yooxanaa 21:1-15