Yooxanaa 21:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii xerta ahaa oo Ciise jeclaa ayaa ku yidhi Butros, Waa Sayidkii. Haddaba markuu Simoon Butros maqlay inuu Sayidka yahay, ayuu dharkiisa guntaday (waayo, wuu qaawanaa), oo wuxuu isku tuuray badda.

Yooxanaa 21

Yooxanaa 21:4-12