Yooxanaa 20:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Toomas ku yidhi, Fartaada keen oo arag gacmahayga, oo gacantaadana keen oo geli dhinacayga, oo ha rumaysad la'aanin laakiin rumayso.

Yooxanaa 20

Yooxanaa 20:21-31