Yooxanaa 20:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo siddeed maalmood dabadeed xertiisii gudaha ayay mar labaad wada joogeen, oo Toomasna waa la joogay. Markaasaa Ciise yimid, albaabbadii oo xidhan, oo intuu isdhex taagay ayuu ku yidhi, Nabadi ha idinla jirto.

Yooxanaa 20

Yooxanaa 20:24-31