Yooxanaa 20:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa daraaddeed way orodday oo u tagtay Simoon Butros iyo kii kale oo xerta ahaa oo Ciise jeclaa, waxayna ku tidhi, Sayidkii ayay xabaashii kala baxeen, oo garan mayno meeshay dhigeen.

Yooxanaa 20

Yooxanaa 20:1-8