Yooxanaa 16:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naagtu goortay umulayso, way murugootaa, waayo, saacaddeedaa timid, laakiin markay ilmaha umusho, dhibtii dib uma xusuusato farxad aawadeed, waayo, nin baa dunida ku dhashay.

Yooxanaa 16

Yooxanaa 16:15-30