Yooxanaa 16:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Waad ooyi doontaan oo barooran doontaan, duniduse waa farxi doontaa. Waad murugoon doontaan, laakiin murugaddiinnu waxay u rogman doontaa farxad.

Yooxanaa 16

Yooxanaa 16:16-21