Yooxanaa 14:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waad maqasheen inaan idinku idhi, Waan tegayaa, waanan idiin imanayaa. Haddaad i jeclaateen, waad farxi lahaydeen, waayo, Aabbahaan u tegayaa, maxaa yeelay, Aabbuhu waa iga weyn yahay.

Yooxanaa 14

Yooxanaa 14:22-30