Yooxanaa 14:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nabad baan idiinka tegayaa, nabaddaydana waan idin siinayaa, sida dunidu u siiso anigu idiin siin maayo. Qalbigiinnu yuusan murugoon, yuusanna biqin.

Yooxanaa 14

Yooxanaa 14:19-31