Yooxanaa 10:41-42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

41. oo qaar badan baa u yimid isaga, waxayna ku yidhaahdeen, Runtii Yooxanaa calaamo ma samayn, laakiin wax walba oo Yooxanaa ka yidhi ninkan run bay ahaayeen.

42. Kuwa badan baana halkaa ku rumaystay isaga.

Yooxanaa 10