Yooxanaa 10:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo qaar badan baa u yimid isaga, waxayna ku yidhaahdeen, Runtii Yooxanaa calaamo ma samayn, laakiin wax walba oo Yooxanaa ka yidhi ninkan run bay ahaayeen.

Yooxanaa 10

Yooxanaa 10:39-42