Yoonis 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii naftaydu itaal darnaatay ayaan ku xusuustay, Rabbiyow; Oo baryadaydii adigay kuu timid, oo waxay kuugu soo gashay macbudkaaga quduuskaa.

Yoonis 2

Yoonis 2:4-10