Yoonis 2:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan hoos ugu dhaadhacay buuraha guntooda; Oo weligay waxaa i awday dhulkii iyo gudbayaashiisiiba; Laakiinse, Rabbiyow, Ilaahayow, noloshaydii waxaad ka soo bixisay yamayskii.

Yoonis 2

Yoonis 2:4-10