Yoonis 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaad igu dhex tuurtay moolka iyo badda uurkeeda. Hareerahaygana waxaa ku wareegsanaa daad, Hirarkaagii iyo mawjadahaagii oo dhammuna way i dul mareen.

Yoonis 2

Yoonis 2:1-10