Yoonis 2:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu yidhi, Dhibaatadayda aawadeed ayaan Rabbiga ugu yeedhay, Isna wuu ii jawaabay. Waxaan ka dhex qayliyey She'ool uurkiisa, Adna codkaygaad maqashay.

Yoonis 2

Yoonis 2:1-9