Yexesqeel 47:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana kun dhudhun ayuu qiyaasay, oo markan waxay ahaayeen webi aanan lug kaga gudbi karin, waayo, biyihii kor bay u keceen, oo waxay noqdeen biyo lagu dabaasho iyo webi aan lug lagaga gudbi karin.

Yexesqeel 47

Yexesqeel 47:1-9