Yexesqeel 47:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana kun dhudhun ayuu qiyaasay oo biyuhuu i soo dhex mariyey, oo biyuhu waxay i joogeen lowyaha. Oo haddana kun dhudhun ayuu qiyaasay, oo biyuhuu i soo dhex mariyey, oo markanna biyuhu waxay i joogeen dhexda.

Yexesqeel 47

Yexesqeel 47:2-11