Yexesqeel 44:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagu waxay iska cuni doonaan qurbaanka hadhuudhka, iyo qurbaanka dembiga, iyo qurbaanka xadgudubka, oo wax kasta oo ay reer binu Israa'iil nidraanba iyagaa iska lahaan doona.

Yexesqeel 44

Yexesqeel 44:22-30