Yexesqeel 44:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhaxalkay heli doonaan waa aniga. Anigaa ah dhaxalkoodii, oo waa inaydaan innaba dalka reer binu Israa'iil hanti ku siin, waayo, anigaa ah hantidoodii.

Yexesqeel 44

Yexesqeel 44:25-31