Yexesqeel 44:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inayan qof meyd ah u dhowaan si ayan isu nijaasayn, laakiinse waxay keliyahoo isu nijaasayn karaan aabbe daraaddiis, ama hooyo daraaddeed, ama wiil, ama gabadh, ama walaal, amase gabadh walaashood ah oo aan nin lahayn.

Yexesqeel 44

Yexesqeel 44:17-31