Yexesqeel 44:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay dacwo timaadona waa inay garsoorid u istaagaan, oo waa inay si xukummadayda waafaqsan wax u xukumaan, oo iidahayga oo dhanna waa inay sharciyadayda iyo qaynuunnadaydaba ku dhawraan, oo sabtiyadaydana waa inay quduus ka dhigaan.

Yexesqeel 44

Yexesqeel 44:19-28