Yexesqeel 41:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu macbudkii i geeyey, oo tiirarkuu qiyaasay, oo dhinacan ballaadhku wuxuu ahaa lix dhudhun, oo dhinaca kale ballaadhkuna wuxuu ahaa lix dhudhun, oo kaasuna wuxuu ahaa taambuugga ballaadhkiisii.

Yexesqeel 41

Yexesqeel 41:1-3