Yexesqeel 38:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Juujow, amiirka madaxda u ah Mesheg iyo Tubalow, bal eeg, col baan kugu ahaye.

Yexesqeel 38

Yexesqeel 38:1-12