Yexesqeel 38:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, wejigaaga u jeedi Juuj, oo dalka Maajuuj deggan oo ah amiirka madaxda u ah Mesheg iyo Tubal, oo isaga wax ka sii sheeg.

Yexesqeel 38

Yexesqeel 38:1-3