Yexesqeel 37:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu igu yidhi, Wiilka Aadamow, lafahanu waa reer binu Israa'iil oo dhan. Bal eeg, iyagu waxay yidhaahdaan, Lafahayagii way engegeen, oo rajadayadiina way go'day, oo waannu wada baabba'nay.

Yexesqeel 37

Yexesqeel 37:3-12