Yexesqeel 37:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxaan ku hadlay siduu igu amray, oo neef baa iyagii soo gashay, oo way soo wada noolaadeen, oo cagahay ku istaageen, oo waxay ahaayeen ciidan aad iyo aad u faro badan.

Yexesqeel 37

Yexesqeel 37:7-20