Yexesqeel 36:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sida adhiga quduuska ah oo kale, iyo sida adhiga Yeruusaalem dhex jooga wakhtiga iidaheeda ayaa magaalooyinkii dumay dad sidii adhi oo kale ah ugu wada buuxsami doonaan, oo waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:34-38