Yexesqeel 36:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Weliba reer binu Israa'iil waxaas bay i weyddiisan doonaan inaan iyaga u sameeyo, oo dad sidii adhi oo kale ah ayaan iyaga ku sii badin doonaa.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:34-38