Yexesqeel 36:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba wasakhnimadiinna oo dhan waan idinka badbaadin doonaa, oo waxaan idiinku yeedhi doonaa hadhuudh, waanan badin doonaa, oo abaarna idinkuma soo dejin doono.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:25-38