Yexesqeel 36:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad degganaan doontaan dalkii aan awowayaashiin siiyey, oo dadkaygii baad ahaan doontaan, aniguna Ilaahiinna baan ahaan doonaa.

Yexesqeel 36

Yexesqeel 36:22-36