Yexesqeel 33:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddii laba iyo tobnaad ee maxaabiisnimadayadii, bisheedii tobnaad, maalinteedii shanaad ayaa mid Yeruusaalem ka soo baxsaday ii yimid, oo wuxuu igu yidhi, Magaaladii waa la qabsaday.

Yexesqeel 33

Yexesqeel 33:12-25