Yexesqeel 33:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse idinku waxaad tidhaahdaan, Sayidka jidkiisu ma qummana. Reer binu Israa'iilow, midkiin kastaba waxaan u xukumi doonaa siday jidadkiisu yihiin.

Yexesqeel 33

Yexesqeel 33:17-23