Yexesqeel 32:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Iftiimmada dhalaalaya oo samada oo dhan ayaan korkaaga ku wada madoobayn doonaa, oo dalkaagana gudcur baan ku soo dejin doonaa.

Yexesqeel 32

Yexesqeel 32:6-15