Yexesqeel 32:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaan ku baabbi'iyo ayaan samada dabooli doonaa, oo xiddigaheedana waan madoobayn doonaa. Qorraxdana daruur baan ku qarin doonaa, oo dayaxuna iftiinkiisa sooma bixin doono.

Yexesqeel 32

Yexesqeel 32:5-13